AU oo ciidamo u diraya Burundi

Midowga Africa, wuxuu u diyaar garoobayaa go'aan kama dambeys ah inuu ka qaato qorshe ciidamo ilaa shan kun oo askar-nabad ilaalin ah loogu dirayo dalka Burundi.
Madaxweynayaasha AU oo shir sare ku leh Addis Abeba, waxay ka fiirsanayaan warbixin ku saabsan dhibaatada ka taagan Burundi, waxaana ay go'aan gaari doonaan ilaa sabtida barri ah.
Waxaana go'aanka AU ansixin doonaa golaha ammaanka ee qaramada midoobay.
Dawladda Burundi waa ay diiday in loo soo diro ciidan nabad ilaalin ah.
AU oo ciidamo u diraya Burundi AU oo ciidamo u diraya Burundi Reviewed by Unknown on 11:21 PM Rating: 5

No comments:

Powered by Blogger.