Baraf ka da'aya qeybo ka mid ah US

Baraf aad u xoog badan oo da’aya ayaa waxa uu gaaray xeebaha bariga ee Mareykanka, iyadoo kooxaha saadaasha hawada ay qiyaasayaan in tani ay noqon karto barafkii ugu darnaa ee 100 sano gudahood la arko.
Waxaa jiro digniino ku saabsan in baraf da’aya oo ay wehliso dabeysha Hurricane ay sababtay xaalad degdeg ah oo la geliyay Washinton DC.
Maamulka federaalka ayaana xiray iskuulada iyo qadadka ay maraan gaadiidka dadweynaha.
Degmooyiinka qaar, sida Columbia waxaa dadka laga dalbaday inay maamulka si wanaagsan oo buuxda ula shaqeeyaan.
Baraf ka da'aya qeybo ka mid ah US Baraf ka da'aya qeybo ka mid ah US Reviewed by Unknown on 10:39 PM Rating: 5

No comments:

Powered by Blogger.