Ciidamada Kenya oo ka baxay goobo

     
    Image copyrightAP
    Dad degan koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada Kenya ay u eg tahay, inay ka baxayaan saldhiga Ceel-Cadde oo la soo weeraray laba toddobaad ka hor.
    Waxaa jira warar sheegaya inay jiraan dagaal u dhaxeeya ciidamada Kenya iyo Alshabaab.
    Afhayeenka milatariga Kenya ayaa ku tilmaamay dhaqdhaqaaqa milatari mid caadi ah.
    Alshabaab ayaa sheegtay inay dishay in kabadan boqol askarta Kenya, ee ka mid ah ciidamada AMISOM weerar ay ku qaaday saldhiga Ceel- Cadde.
    Ciidamada Kenya ayaan wali xaqiijin tirada askarta uga dhimatay weerarka.
Ciidamada Kenya oo ka baxay goobo Ciidamada Kenya oo ka baxay goobo Reviewed by Unknown on 5:50 AM Rating: 5

No comments:

Powered by Blogger.