Dumar reer Israel oo lagu weeraray mindi


Image copyright
Ruux dumar reer Istrael ayaa ku dhimatay dhaawac ka soo gaaray weerar mindi oo ay ugu gaysteen laba reer falastiiniyiin ah Daanta Galbeed Isniintii.
Dumar kale ayaa ku dhaawacantay, ka hor intaan la toogan labada nin.
Weerarka, oo ka dhacay tukaan hortii ee Beit Haron ayaa ahaa kii saddexaad toddobaadkan.
Tan iyo Oktobar 28 reer Israel ayaa ku dhintay weerar ay Falastiiniyiinta qaadeen.
In ka badan 155 Falastiiniyiin ayaa sidoo kale la dilay.
Falastiiniyiin kale ayaa la dilay kadib iska hor imaadyo ciidamada Israel.
Masuuliyiinta xarunta caafimaadka Hadassah ee Jerusalem, ayaa laga soo xigtay inay isku dayeen inay badbaadiyaan mid ka mid labada dumar ee la mindiyeey oo xaaladeeda ay darnayd, laakiin dhaqaatiirta ayaa sheegay inay badbaadin waayeen.
Dumar reer Israel oo lagu weeraray mindi Dumar reer Israel oo lagu weeraray mindi Reviewed by Unknown on 5:54 AM Rating: 5

No comments:

Powered by Blogger.