Ruushka: "Waan badalnay dagaalka Suuriya"


Image copyrightrussia
Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka, Sergei Lavrov, ayaa sheegay in taageerada milatariga Ruushka uu siinayo dowladda Suuriya ay caawisay isbadal dagaalka socda ee sokeeye.
Hadalkiisa ayaa yimid iyadoo ay ciidamada dowladda Suuriya ay qabsadeen Isniintii magaalo istaraajiyad ah ee goblka Deraa.
Mr Lavrov, ayaa sidoo kale dhaleeceeyay Turkey inay waydiisatay inaan Kurdiyiinta aysan ka qayb qaadan wadahadalka nabada ee Suuriya, ee bilaabanaya Jimcaha.
Dhinaca kale, ugu yaraan toddobo iyo toban qof ayaa ku dhintay laba weerar oo la isku qarxiyay fariisimo milatari ee magaalada Homs.
Masuuliyiinta ayaa sheegay inay dhaawacmeen in ka badan boqol qof
Ruushka: "Waan badalnay dagaalka Suuriya" Ruushka: "Waan badalnay dagaalka Suuriya" Reviewed by Unknown on 5:59 AM Rating: 5

No comments:

Powered by Blogger.