Maraykan afduub loogu haysto Ciraaq


Image copyrightAP
Image captionCiidammada Maraykanka ee ku sugnaa dalka Ciraaq
Saraakisha safaradda Mareykanka ee Iraq ayaa xaqijiyay in tiro dad ah oo uu dhashay dalka Mareykanka laga afduubay casimadda ciraaq ee baghdad.
Waxay sheegen in si dhow ay ula shaqeynayaan dowladda Ciraq si loo helo halka lagu haysto dadkaasi.
Warar aan la xajiinin ayaa sheegay in mas'uuliyiin reer Ciraaq ah laga soo xigtay in saddex ruux oo Maraykan ah iyo turjumaankoodii la qafaashay.
Balse mas'uuliyiinta Maraykanka ma sheegin tirada dadka Maraykanka ee la haysto.
Maraykan afduub loogu haysto Ciraaq Maraykan afduub loogu haysto Ciraaq Reviewed by Unknown on 11:20 PM Rating: 5

No comments:

Powered by Blogger.