Aasiya About us Banaadir Sports Club Barnaamijyada Contacts Dekadda Elman FC Gaadiidka FC Heegan FC Heerka Koowaad Heerka Labaad Heerka Saddexaad Horseed FC kooxaha LLPP Jeenyo Nagala Soo Xiriir Programs Sahafi Hotel FC Savaana FC Somali Fruit FC Waxaan Nahay DHAGAYSO: Sheekadii dhoofka “Sergio Aguero sidiisii hore ayuu ku soo laabtay”



(Manchester) 28 Jan 2016 Tababaraha kooxda Man City Manuel Pellegrini ayaa sheegay in weerar yahankiisa Sergio Aguero uu ku soo laabtay sidiisii hore kadib markii uu xalay ka caawiyay City u soo bixitaanka Final-ka Capital One Cup.
Sergio Aguero ayaa sabtidii ka caawiya kooxdiisa inay barbaro la gasho kooxda West Ham kadib markii uu u dhaliyay 2-gool taas ayaana ka dhigaysa inuu yahay laacibka haatan wada Man city.
“Wuxuu dhaliyay caawa mid kamid ah goolashiisii ugu qurxoonaa isaga oo birta ku dhiftay mid kale, marwalaban qatar ayuu ku ahaa goolka Everton” ayuu yiri Manuel Pellegrini.
“Waxaan aaminsanahay inuu dib ugu soo laabtay sidiisii hore” ayuu sii raaciyay tababaraha reer Chile.
Man City ayaa isku diyaarinaysa inay Final-ka Wembely kula ciyaarto dhamaadka bisha soo socota kooxda Liverpool oo iyana dhankeeda ka soo adkaatay Stoke City.
Aasiya About us Banaadir Sports Club Barnaamijyada Contacts Dekadda Elman FC Gaadiidka FC Heegan FC Heerka Koowaad Heerka Labaad Heerka Saddexaad Horseed FC kooxaha LLPP Jeenyo Nagala Soo Xiriir Programs Sahafi Hotel FC Savaana FC Somali Fruit FC Waxaan Nahay DHAGAYSO: Sheekadii dhoofka “Sergio Aguero sidiisii hore ayuu ku soo laabtay” Aasiya About us Banaadir Sports Club Barnaamijyada Contacts Dekadda Elman FC Gaadiidka FC Heegan FC Heerka Koowaad Heerka Labaad Heerka Saddexaad Horseed FC kooxaha LLPP Jeenyo Nagala Soo Xiriir Programs Sahafi Hotel FC Savaana FC Somali Fruit FC Waxaan Nahay DHAGAYSO: Sheekadii dhoofka    “Sergio Aguero sidiisii hore ayuu ku soo laabtay” Reviewed by Unknown on 7:01 AM Rating: 5

No comments:

Powered by Blogger.