UN oo shaacisay dhalashada eedeysanayaal

La wadaag

Image copyrightAP
Image captionDalal kala duwan ayey ka soo jeedaan nabad ilaaliyayaasha ku sugan CAR

Qaramada midoobeey ayaa markii ugu horeysay shaacisay dhalashada nabad iaaliyayaal lagu eedeeyay xadgudub galmo inay ka geysteen Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika.
Askarta laga shakisan yahay waxay ukala dhasheen Bangladesh, Jamhuuriyadda dimuquraadiga ee Congo, Niger iyo Senegal.
Shir jaraa’id oo lagu qabtay magaalada New York, sarkaal sare oo ka tirsan UN waxa uu u muuqday inuu oyn rabo, xilligii uu ku dhawaaqaayay kiisaskii ugu dameeyay ee xadgudub galmo ah.
Bishii lasoo dhaafay, guddi madax banaan waxa uu cambaareeyay jawaabta Qaramada midoobeey ay ka bixisay inaysan sidhab ah u cusleynin arrinta.
UN oo shaacisay dhalashada eedeysanayaal UN oo shaacisay dhalashada eedeysanayaal Reviewed by Unknown on 12:22 AM Rating: 5

No comments:

Powered by Blogger.